Fursadaha Shaqo ay leedahay barashada digital marketing

Digital marketing waa habka loo sameeyo xayeysiimaha online ama loo isticmaalo dhanka internetka ee lagu hormariyo ganacsiyada online ka ah ama kuwa caadiga ah sidaa aan ognahay dadka maanta waxay waqti badan ku bixiyaan isticmaalka internetka iyo iney ka adeegtaan wax ku iibsadan ku iibiyaan sidaa darteed shirkado badan ayaa manta adaya dhanka online sida