Shirkad leh $5 billion dollar kana shaqeysa 12 wadan ninka lehna uu ka maamulayo miyiga india

Qormadaan maanta waxay ku saabsan tahay qof lagend ah oo aan qiimo badan ku dhax lahayn bulshada india, haddana is bedel ku sameyay nolosha dad badan oo india ku nool, qofka aan ka hadleyno wuxuu ahaa qof shaqooyinka caadiga ah ka shaqeeya kadib wuxuu noqday (social entrepreneur) Qof xal u raadiya dhibaatooyinka bulshada.Qofka aan ka