Blog

Alaabta ugu lacagta yar ee aad ganacsi onlie ah ku bilaawi karto $100

Resources

Alaabta ugu lacagta yar ee aad ganacsi onlie ah ku bilaawi karto $100

marka laga hadlayo in online wax lagu iibiyo iyo in ganacsi online la sameeyo waa fududahay lakiin waxa adag waa in aad wax iibiso ama alabtada la gato

waxaa jiro dhowr alaab aad ku bilaawi karto wax ka yar 100 dolar faido weyna aad ka sameyn karto waxaan rabaa inaan kula wadaago mid mid si wacan u aqri qormadan


 Women fashion Jewelry

fashion jewelry wuxu u kala baxaa qeybo kala duwan kuwa orginal ah kuwa copy ah iyo kuwa low copy ah halkan hoose sawirka kuwa kaga muqdo wa low copy qimahoda setka yar waa 1.20 lakiin setka wuxu ka koban yahay 12 xabo oo ad u ibin karto si single ah

Fashion jewely waxaad ku heleysaa setka o ka koboon 12 xabo wax ka yar 1.20$ waxaad sii ibin kartaa mid walbo 2.5$   2.5*12 30$ ayaad sii ibin kartaa waana faido weyn    

mini blenders

mini blenderska wa machine yar yar oo lo isticmaalo in lagu shiito cabitaanada sido kalena ah portble ama wax la qadan karo koronto badana u bahneyn mini blenderka qiimo ahan waxay u dhaxeeyaan 1.7-1.9$ hadii ad markab soo sarto wuxu kugu fadhisanayaa ilaa qiimo ahaan 2.5$ waxaad sii iibin kartaa ilaa 10$ waxaana ku jiro faido double ah

Henna applicator

dhalooyinka yar yar ee loogu tala galay in loo isticmaalo in lagu mariyo cilaanka dad waxaa jiro anan aqoonin sida bacaha loo isticmalo wuxuna ka mid yahay waxyabaha aadka logu jecel yahay wuxuna jooga cents waxaad sii ibin karta malinki 100xabo waxana saran faido fican hadana wa wax qof walbo u bahan yahay

waxaa kaloo jiro boqolaal la mid ah oo aad ku bilaawi karto lacago yar oo an halkan kuso darin hadii ad jeceshay barashada ganacsiga waxa jiro courses an ugu tala galnay dada doonayo iney dhistaan ganacsiyo online ah waxaa jiri doono discounts dadka halkan naga soo raaco aan ugu tala galnay

Leave your thought here

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Select the fields to be shown. Others will be hidden. Drag and drop to rearrange the order.
  • Image
  • SKU
  • Rating
  • Price
  • Stock
  • Availability
  • Add to cart
  • Description
  • Content
  • Weight
  • Dimensions
  • Additional information
Click outside to hide the comparison bar
Compare