ambassador

Shape Image One

muxuu yahay skillhup ambassador?

waa fursad loogu tala galay iney ka faideysataan ardayda schoolada, jamacadaha, si ay u helaan xirfado shaqo sida maamulka, suuqgeynta, hogaaminta, inta ardayga ku jiro jamacada ma helayo practice kale wuxu helaa theory programkan wuxu ka cawinaa inaad noqoto qof u diyarsan suuqa shaqada 

maxaad qabaneysaa?

  • Waxaad schoolkaga ama jamacadada ku mataleysaa skillhup  adigo baraya skillhup iyo xirfadaha kala duwan ee laga helo ardayda 
  • waxaad sameyneysaa tababaro gaagaban iyo kulamo hormarineed 
  • waxaad diyaarineysaa warbixino ku sabsan howlaha shaqada schoolkaga ama jamacadada ardayda aad kala kulanto
  • waxaad dhiiri galineysaa in ay ardaydu bartaan xirfadaha digitalka ah 
  • waxaad abuureysaa jawi wada shaqeyn oo ardayda iyo schoolka iyo jamacada iyo skillhup
  • dhisida nidaam wada shaqeyn jamacadada ama schoolkaga iyo skillhup si loo hormariyo xirfadaha ardayda 

Maxaad heli doonta ?

  • shahaado shaqo cadeyneysa inaad horey usoo shaqeyso lehna xirfada shaqo ee loga bahan yahay xafiisyada 
  • Helida fursado scholarship iyo tababaro caalami ah  oo dhisaya xirfadahaga 
  • fursad ah inaad ku guleysato computer, ama iphone,
  • lacago bile ah ku xiran waxqabadkaga iyo howl karnimadada 
  • helida fursad shaqo joogto ah hadii aad noqoto qof hal abuur leh iyo wax cusub soo kordhin karo 

*waxaa lagugu qiimeyn doona waxqabadkaga 

Eligibility

  • inaad tahay arday jamacadeed
  • inaad tahay arday school
  • in aad taqan computerka kuna wanagsan tahay technology 
  • inaad tahay  qof howl kar ah 
  • in aad ku wanagsan tahay hogaaminta 

Halkan ka xareyso Ambassador Program