Showing 1 Courses
Skillhup waxay bilaaweysaa course cusub oo dhameystiran kuna sabsan ganacsiga habka online ka ah ku shaqeeya ee loo yaqaan E-commerce Course kan ayaa wuxu ka bilawanayaa ugu horeyn sida loo raadiyo alaab qiimo jaban adigoo ka keenaya china ka dibna ku iibinaya somalia Helida supplier ama qof aad badeecada ka hesho sidoo kale helida logistcs