... (several lines of code) ...
Buy on Whatsapp

Advance E-commerce course

Shape Image One
  • Course level: Intermediate
  • Categories E-commerce
  • Total Enrolled 236
  • Last Update December 15, 2021

Description

Skillhup waxay bilaaweysaa course cusub oo dhameystiran kuna sabsan ganacsiga habka online ka ah ku shaqeeya ee loo yaqaan E-commerce

 

Course kan ayaa wuxu ka bilawanayaa ugu horeyn sida loo raadiyo alaab qiimo jaban adigoo ka keenaya china ka dibna ku iibinaya somalia 

Helida supplier ama qof aad badeecada ka hesho sidoo kale helida logistcs habkii aad ku keeni lahayd somalia 

Ka dib dhisida website dhanka online ka ah ama E-commerce website 

Course mowduucyada ay ka kooban tahay ayaa ah courses kala duwan oo isku tagay sidan hoose 

-Hordhac guud oo ku sabsan gancsiga E-commerce ama habka onlineka ku shaqeeya 

-Sida loo raadiyo alaab qiimo jaban (product research)

-sida loo qiimeeyo suuqa (market research)

-sida loo qiimeeyo dadka kula tartamaya iyo meelaha ay alabaha ka helaan  (competitor analysis)

– sida loo isticmaalo alibaba app iyo webisite is diwan galintiisa (introduction to alibaba)

– Sida looga baaro alaabaha alibaba 

– noocyada kala duwan ee alabaha alibaba

  1. ready to ship,
  2. just for you,
  3. New Arrivals
  4. Top-ranked Products
  5. Dropshipping
  6. Global Original Sources
  7. True View
  8. Customized products

    E-commerce digital marketing afsomali skillhup digital mogadishu somalia
    E-commerce digital marketing afsomali skillhup digital mogadishu somalia

– sida loola hadlo ama loola macaamiilo suppliers dadka badeecada ka heleyso

-noocyada kala duwan ee loo helo qiimo dhimista 

-dalbashada alaab tijaabo aad ku sameyso suuqa 

-sida loo helo alaab delivery free ah ama samples free ah 

– sida la isugu xiro qofka aad badeecada ka qadatay iyo shirkada kuso qadeyso kuna keneyso somalia 

– fahanka xisaabaadka ay alaabta ku timid 

-sameyta ama dejinta qiimaha alaabta

Part 01- Hordhac guud kusabsan  E-commerce

Part 02 Social media marketing 

Part 03- basic graphic design 

Part 03- instagram marketing 

Part 04delivery methods 

Part 05- partner to local e-commerce 

 

 

Qaar ka mid ah alaabaha ardayda keenen markey qaateen course

 

 

 

 

 

 

Maxay ka dheheen ardayda Qadatay courseka?

 

What Will I Learn?

  • Coursekan marka qadato waxaad abood u leedahay
  • 1. in aad bilowdo ganacsi online ah
  • 2.in aad china ka keni karto alab walbo
  • 3.in aad taqan sida loola macaamiilo shirkadaha china
  • 4. in aad wax ku keeni karto markab iyo diyaarab lababa
  • 5.in aad xayeysiimaha onlineka ah sameyn karto

Topics for this course

87 Lessons

Advance E-commerce

Assignments 01
course introduction00:00:00
FAQ00:00:00
mindset00:00:00
introduction to E commerce00:00:00
History of E commerce00:00:00
knowing your competitor00:00:00
knowing your competitor00:00:00
niche research00:00:00
your business idea name branding00:00:00
why alibaba for buying global00:00:00
alibaba vs aliexpress00:00:00
introduction to alibaba how to setup the account00:00:00

Sourcing – Finding your manufacturer

Communication – Inquire about quality, pricing, and terms.

Design Decisions – Finalize the details of the product

Closing The Deal – Take your final product, price, and specifications and order

shipping cargo tips

Resources?

Halkan waxaad ka degsan kartaa buugag iyo sharciyo yar yar kuwaa oo ad u aqrisan karto inaad ka hesho aqoon dheri ah iyo inaad hormariso aqoontada dhanka ganacsiga caalamiga ah

Facebook for online business Facebook ads complete

sales tips

Instagram for online business

About the instructor

3.00 (1 ratings)

8 Courses

473 students

$30.00

Material Includes

  • vidoes
  • slides
  • projects

Enrolment validity: Lifetime

Requirements

  • inaad ledahay xirfada isticmaalka computerka
  • in aad leedahay xirfad hal abuur
  • in aad ku wanagsan tahay la macmiilka dad kala duwan kala af ah

Target Audience

  • course waxaa loogu tala galay dadka ka shaqeeya sida ganacsiga ama jecel iney kuso biiraan ganacsiga onlineka ah