-33%
Ecommerce 1688
Learning Objectives
course kan guud ahan waxaad ku baran doonta sida loga adeegto 1688 hadii ad rabto inad iibsato alaabo raqiis mel walba dunida ka joogto
waxaad baraneysaa sida loola deal gareeyo supplierska
sida layskaga ilaaliyo fake supplierska
payment systems
Requirements
- waxaa lagaga bahan yahay inaad tahay qof horey wax usoo bartay inaad tahay
- inaad luqada english taqaano
- in aad heli karto mastercard
- in aad heli karto lacag chinese ah
Target Audience
- ganacsatada
- ardayda jaceyl xirfadaha
- dadka rabo iney ganacsi bilaabaan
Curriculum
11 Lessons