Buy on Whatsapp
  • Course level: Intermediate

What Will I Learn?

  • coursekan waa course free ah aadna ku baran doonto digital marketing iyo hordhac balaaran oo an ka bixin doono qofka doonaya in uu barto waxyabaha muhiimka u ah coursekan maha mid gabi ahaan aad ku baran doonto digital marketing lakiin waxaan ku iftiimin doona programk

Topics for this course

4 Lessons

About the instructor

3.00 (1 ratings)

6 Courses

193 students

Free

Material Includes

  • waxyabaha kaloo dheriga ah ee aad ka heleyso course waxaa ka mid ah
  • 1.shaqooyin laga doonayo qofka inu qabto
  • 2.videos
  • 3. slides
  • 4. casharo aqris ah uu qofka ka heli karo webisteyo kale

Requirements

  • si coursekan u qaadato waxad u bahan tahay
  • 1. in aad abuurato account aad kaso gasho skillhup
  • 2. internet tayo wanagsan oo ka sacidaya in aad daawato casharada
  • 3. in aad heysato computer si aad u sameyso practice casharada wad ka dawan kartaa mobile lakiin kuma sacidayo in aad sameyso practice waxbaha qaar ayaa u bahan computer

Target Audience

  • coursekan waxaa ka qaadan kara qof walbo daneynaya inu xog ka helo ama barto digital marketing sida
  • 1. ardayda jamacadaha
  • 2.ganacsatada
  • 3.hal abuurka ama dadka leh ganacsiyada yar yar