... (several lines of code) ...
Buy on Whatsapp

Microsoft word Document AF-Somali from Beginner to advanced complete course by Eng Balawii

Shape Image One
  • Course level: All Levels

Description

Maxaay ku saabsantahay  koorsadan?

Koorsadan waxa aad ku baran doontaa adeegsiga barnaamijka ugu wanaagsan dunida ee loo isticmaalo qorista iyo qurxinta warqadaha, buugaagta, iyo guud ahaan waxyaabaha la daabaco.

Koorsadan waxa aad ku baraneysaa sida aad u adeegsan lahayd Microsoft Word .

Waxyaabaha aad ku baran doonto koorsadan waxaa ka mid ah:

  1. Aas aaska microsoft word document
  2. Sameynta iyo abuurista document aad wax ku qoran karto.
  3. sameynta ID carda,shahaadooyinka,boonooyinka iyo wlm
  4. Keydinta iyo wax ka badalidda warqad hore loo diyaariyey.
  5. Qurxinta farta, cabbirkeeda, nooceeda iwm.
  6. Ku daridda sawirro, icons, farshaxanno, sawir gacmeed, iwm.
  7. Raadinta xog gaar ah oo ku jirta document.
  8. Nambareynta iyo nidaaminta qoraallo iyo xog aan habeysneyn.
  9. Sixidda naxwaha iyo xeerarka qoraalka ee warqadda.
  10. Naqshadeynta iyo qurxinta hareeraha warqadda ama buugga.
  11. Soo qaadidda xogta noocyadeeda kala duwan.
  12. Iyo casharro kale oo badan.

What Will I Learn?

  • coursekan markaad qaadato waxaad awood u leedahay in aad
  • 1.Fahanto ku shaqeynta iyo isticmaalka microsoft word
  • 2.in aad ku qaban karto howlo kala duwan oo la xariiro sameynta documentiyada
  • 3.in aad shaqo ku qaban karto xafiisyada kala duwan

Topics for this course

23 Lessons

Aas Aas ka Ms. word ( Beginner)

sidee loo furaa file?
3 Barashada MS word editing text sida qoraalka loo maa mulo00:00:00
4 barashada ms word paragraph00:00:00
5 Barashada MS word Spelling and grammar00:00:00
6 Barashada MS word customize ribbon ubedel qoraalkaaga maqal tab cusub kusoo darso00:00:00
7 barashada MS word template sidee loo sameeyaa templete00:00:00
8 Barashada ms word auto correction waa maxay auto correction sidee loo sameeyaa00:00:00
9 barashada MS word table part 1 sida loo sameeyo table sida loo qurxiyo noocyada kala duwan00:00:00
10 barashada MS word table part 2 sameey , row and columns tir tir table , row and column00:00:00
11 barashada ms word table part 3 yareey rowga iyo columns kala jar table ka rowga kala qeybi00:00:00
12 word table part 4 qoraalka jihadiisa sida wax looga xisaabsado kudar ,boqoley iwm00:00:00

Kala Barka Ms word (Intermediate)

Advanced Ms. word

About the instructor

3.00 (1 ratings)

8 Courses

358 students

$10.00

Material Includes

  • courska inta uu socdo iyo marka uu dhamado waxaad heli doontaa
  • 1.lecture notes
  • 2. Quiz
  • 3. videos
  • 4.shahaado

Enrolment validity: Lifetime

Requirements

  • si aad coursekan u qaadato waxaad u bahan tahay
  • 1.computer uu ku jiro microsoft word
  • 2.internet tayo leh aad ku dawan karto casharada
  • 3.inaad fahansan tahay ugu yaraan isticmaalka computerka

Target Audience

  • courskan waxaa loogu talaa galay oo qadan kara
  • 1ardayda jamacadaha
  • 2.ganacsatada
  • 3.dadka ka shaqeeya bankiyada iyo xafiisyada kala duwan
  • 4. qof walbo doonayo in uu barto isticmalka computerka