... (several lines of code) ...
Buy on Whatsapp

Barashada E-course course cusub E-commerce AfSomali

Shape Image One
Barashada E-course course cusub E-commerce AfSomali

skillhup waxay so kordhisay course cusub oo kusabsan E-commerce coursekan E-commerce afsomali ku baxaysa ayaa waxaa loo diyaariyay nidaam casri ah taas oo ka cawin doonta in aad noqto qabiir dhanka ganacsiga onlinke iyo xitaa faham guud oo ku sabsan digital marketing afsomali

coursekan ayaa u bixi doona hab online ah

E-commerce course afsomali

coursekan aya waxaad ku baran doonta sida china alab ugu keeni kartid kadibna ugu iibin kartid gudaha dalkaga ama dalal kale adigoo baran doona dhamaan noocyada kala duwan ee xayeysiimaha digital marketing afsomali kuna baran doona afkaga hooyo

E-commerce digital marketing course afsomali skillhup

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *